Wednesday, September 20th, 2017

DHAGAYSO: Taliyiha Ciidamadii Gadoodsanaa ee Shalay la wareegay Wasaarada Gaashaandhiga oo Xog badan Bixiyay?

Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa militerigii dowladda Soomaaliya ee la wareegay xarunta wasaarada gaashaandhiga ilaa wadada Warshadaha.

Hadalka Sargaalkan ayaa kusoo aadaya xili madaxweyne Farmaajo uu marar badan ku celiyay in maalintii loo doortay xilkaas uu bilaabay inuu dhamaan ciidamada dowladda mushaaraadkooda siiyo.

Ciidamadan oo aad uhubeysan ayaa sheegay iney ka cabanayaan mushaar la’aan haysata mudo ku dhow hal sano, sidoo kalana ay ka careysan yihiin hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweyne Farmaajo.

DHAGAYSO: Odayaasha Hawiye oo Go’aankii ugu weynaa ka Qaatay Xildhibaanada Horusocod & Kalsoonida ..?

DAAWO:Al-Shabaab Oo Baahisay Fariinta Mid Ka Mid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Ceelcadde?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *