Friday, June 23rd, 2017

DAAWO:Al-Shabaab Oo Baahisay Fariinta Mid Ka Mid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Ceelcadde?

Mu ’Asasad Al kata’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal video ah oo uu ka soo muuqanayo Maxbuus dagaal oo Kenyaati ah kaas oo ka mid ahaa maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee sanadkii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Ceel-cadde ee  Gedo.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *