Tuesday, December 12th, 2017

DHAGAYSO: Odayaasha Hawiye oo Go’aankii ugu weynaa ka Qaatay Xildhibaanada Horusocod & Kalsoonida ..?

Odayaasha dhaqana Hawiye ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay go’aankii ay ku dhawaad 100 Xildhibaan uga soo horjeesteen xukumada RW Kheyre iyo madaxweyne Farmaajo.

Qaar kamid ah odayaasha Hawiye oo saxaafada Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in xildhibaanadii ku dhawaaqay madasha Horu-socod ay yihiin kuwa qaran dumis ah oo ay tahay in laga hortago.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *