Monday, December 11th, 2017

DHAGEYSO:Nin Xubnaha Jirkiisa u iibiyay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta?

Waa arin dadku layaabeen markii Boor uu kusoo qoray Waxaan doonayaa inan Iibiyo Xubno ka mid ah Jirkeyga si uu uguuleysto Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Ninkaan ma uusan kusoo qorin Magaciisa Tabeelaha ama Boorka uu Erayadaasi kusoo xardhay,balse Wejigiisa ayaa la arkayaa oo dadka laga dhex Aqoonsan karaa hadii uu meel walbo tego.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *