Monday, December 11th, 2017

DHAGEYSO:Mashquulka Madaxtooyada iyo Khilaafka Arinta Qalbi dhagax oo Faa’iido u Noqday Kooxda Al-Shabaab?

Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ka faa’ideysanaya Xasilooni darada siyaasadeed ee ka dhax jira hay’adaha ugubka ah ee Dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay kordhiyay weerarada ay ka geysanayaan magaalooyin ku yaala Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Weerarada Al-Shabaab ay kor-dhiyeen ayaa dadka ku dhintay waxaa lagu qiyaasaa ugu yaraan 70 Ruux oo u badan Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

 

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *