Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Cosoble oo si yaab leh uga hadlay doorashadii madaxweynaha HirShabelle ?

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo ay Xildhibaanada Hir-Shabeelle xilka qaadista ku sameeyeen 14 Bishii la soo dhaafay ee August ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynaha ee shalay ka dhacday Magaalada jowhar.

Isaga oo ku sugan dalka Kenya ayuu Caawa Wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Radio Dalsan xarunta Muqdisho waxa uuna sheegay in uu gebi ahaanba qaadacay doorashadaas.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *