Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay?

ab maanta ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno gaar ahaan aagga dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhumashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.

Carruurtan oo kan ugu weyni uu 6sano jir ahaa midka ugu yarna uu naaska nuugayay ayey hooyadood oo u shaqo tagtay waxa ay dusha kaga xirtay guriga, si ay u nabad-galaan.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *