Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO:Nin Abaal Marin Cajiib Ah Ku Helay Magaalo Radio iyo Talefoon Laheyn Uu Ka Fuliyey…?

Macalin u dhashay Waddanka Mexico ayaa waxa Nasiib uu uhelay in Abaal marin looga dhigo Tikit Lacag la’aan ah uu ku aadayo Dalka Mareykanka.

Ninkaan ayaa Internet-ka ku helay Abaal marintaan uu ku isticmaalayey Wireless-ka waxaana dad badan ay aamini waayeen markii ay maqleen Jaa’izada la siiyey.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *