Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO: Wararkii ugu Dambeeyay Doorashadda Madaxweynaha Hirshabeelle?

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ka socota xarunta loogu tala galay in ay ka dhacdo doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Qaar ka mid ah Ergooyinka lagu casuumay doorashadda iyo xildhibaanada ayaa kusoo qulqulaya xarunta ay ka dhaceyso doorashadda.

Doorashadda ayaa lagu waddaa saacad ka dib in ay bilaabato sida ay horay u shaaciyeen Guddiga Madaxweynaha Hirshabeelle.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *