Friday, October 20th, 2017

DHAGEYSO: Wareysigii ugu DaBbeeyay ee lala yeeshay Qalbi Dhagax iyo Rajadii Isbadalka Somalia?

Waxaa weli taagan muranka ka dhashay qorshaha ay dowlada Somalia Ethiopia ugu gacan galisay Sargaalka ONLF Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax).

Qalbi Dhagax, ayaa wareysigiisii ugu danbeeyay ee lala yeeshay ku sheegay inuu yahay mid uu dardaaran ugu diraayo dhammaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Ogadenia.

Qalbi Dhagax, waxa uu sheegay in dhalinyarada kasoo jeeda dhulka Ogadenia uu ugu baaqaayo inay dhaqaale ku bixiyaan Jabhada ONLF si buu yiri Ethiopia looga xoreeyo dhulka Soomaalida.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *