Tuesday, September 19th, 2017

Diyaarad ku soo dhacday xaafad ka tirsan Muqdisho + faahfaahino Dheerad Ah?

Diyaarad Nuuca drown-ka ah ayaa ku soo dhacday degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir gaar ahaa Xaafadda Ceymiska.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo kutaala waaxda 1da Luulyo ama Ceymiska, Guryo ka sameysan Jiingado oo ka agdhawaa goobta ayaa qaar ka mid ah qasaaro aad u yar ka soo gaaray, Mana jiro wax qasare Nafeed ah oo ka dhashay.

Dadka ku nool Degmada Yaaqshid ayaa durbadiiba ku cararay diyaarada, waxayna bilaabeen in ay kala baxaan waxyaabo saarnaa diyaaradda.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *