Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Natiijada Kulankii Baarlamaanka ee Arrinta Qalbi Dhagax,Maxaa kasoo Baxay?

Dood Adag oo ay ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana Xildhibaanada ay sheegeen in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax.

Xildhibaannada ayaa qaarna taageersanaayeen go’aankaasi halka kuwo kalena ay kasoo horjeedaan.

Warbixintan waxa magaalada Muqsiho Ka soo diray Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *