Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:30 Qof oo Soomaali ah oo lagu Dilay Dalka Ethiopia ,Yaa ka Dambeeyey?

Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia.

Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia.

Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa laanta afka Oromada ee VOA-da u sheegay inay arrintaasi wax ka jirin.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *