Monday, September 18th, 2017

DHAGEYSO:Dadkii Lagu Xasuusay Bariire oo Loo Aar Guday?

Warbaahinta Ku Hadasha Afka Al Shabaab ayaa Faafisay wareysi laga qaaday naftii hurihii fuliyay weerarkii lagu daah furay dagaalkii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo.

Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr) oo u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle  ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus ka hor intii uusan fulin weerarka wuxuu uga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro ciidamada shisheeye ee kusoo duulay dalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *