Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Yaa ka Dambeeyay in uu Fashil kusoo Dhamaado kulankii Golaha Aqalka Sare ?

Mudanayaasha qaar ayaa sheegay in fashilkaasi ay ka danbeysay Xukuumada Somalia oo adeegsaneysay shaqsiyaad gaara oo ka tirsan Aqalka Sare.

Xildhibaanada qaar ka mida ayaa soo jeediyay in dib loo dhigo doodda hortaal golaha waxaana cod loo qaaday ogolaaday in dib loo dhigo 21 xildhibaan, sidaasna ka hadalka qoddobkaas dib loogu dhigay.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *