Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Mukhtaar Roobow oo ku Wajahan Magaalada Baydhaba iyo Qorshihiisa oo la ogaaday?

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wadaadka Mukhtaar Roobow Abuu Mansuuruu maanta ku wajahan yahay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.

Mukhtaar Rooboow oo horay uga mid ahaa Hogaamiyayaasha Al-shabaab balse sheegay inuu isaga baxay ayaa lagu wareejin doonaa maamulka Koonfur Galbeed oo uu kala shaqeyndoono arrimaha amniga.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *