Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Jawaari oo Dib usoo Celshay Caga jugleyn uu ku Hayay Xildhibaanada?

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul uga hadlay shaqo gudasho la’aanta qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Somalia.

Jawaari ayaa sheegay inay sii kordhayaan Xildhibaanada aan ahmiyada siin gudashada shaqooyinkooda waxa uuna ku caga jugleeyay inuu dib usoo bilaabi doono sharciyadii uu ku shaqeyn jiray baarlamaankii hore kaa oo la marin jiray Xildhibaanada ganbiya kulamada baarlamaanka.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *