Tuesday, September 19th, 2017

DHAGEYSO:Xildhibaanno Cusub oo ku Biirey Mooshinka ka Dhanka Ah Xasan Ali Kheyre?

Dooda dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay dowladda Itoobiya ayaa wali taagan .

Xildhibaanno Cusub oo Gaaraya 150 Xildhibaan ayaa ku Biirey Mooshinka ka Dhanka Ah Xasan Ali Kheyre.

Sidoo kale waxaa soo shaacbaxay Khilaaf u dhaxeeya Xukuumadda iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

XOG: Farmaajo Xil Noocee Ah Ayuu La Damacsan Yahay Shariif Sheieh Inuu U Magacaabo?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *