Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Dastuurka Iyo Sharciyada Caalamiga Maxuu Ka Qabaa Dhiibistii Qalbi Dhagax?

Iyadoo dhowaan Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF ayaa arrintaas waxa ka dhashay buuq fara badan.

Haddaba, waxaan idiin soo gudbineynaa Warbixin xasaasi ah oo ku saasban waxa Dastuurka Soomaaliya iyo Sharciyada Caalimiga ah ay ka qabaan dhiibista Qalbi-Dhagax.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *