Saturday, November 18th, 2017

War Deg Deg:Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Beledweyne?

Qarax ismiidaamin ahaa ayaa  goordhaweyd ka dhacay gudaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Qaraxaan oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa fuliyay qof jaakadaha qarxa xirnaa oo isku qarxiyay afaafka hore ee xarunta maamulka Gobolka Hiiraan.

Wararka ayaa sheegaya in ninkan naftii haligaha ah uu beegsaday dad ku sugnaa agagaarka xarunta maamulka Gobolka Hiiraan.

Qaraxan ismiidaaminta ayaa ah kii labaad uu fuliyo qof xiran jaakadaha qarxa, iyadoo jimcihii la soo dhaafay uu qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay meel maqaaxi ah oo ku taal magaalada Baydhabo,

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *