Saturday, November 18th, 2017

DHAGEYSO:Sababtii Uu U Baaqday Kulankii Baarlamaanka iyo Xildhibaanno Cusub oo ku Biirey Mooshinka ka Dhanka Ah Xasan Ali Kheyre?

Waxaa si rasmi ah u baaqday kulankii lagu madalsanaa in maanta oo Sabti ah isugu yimaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo Ajandaha kulanka uu ahaa ka hadalka kiiska la xiriira C/kariin Qalbi Dhagax oo Dowladda Itoobiya lagu wareejiyay.

DHAGEYSO:Xildhibaanno Cusub oo ku Biirey Mooshinka ka Dhanka Ah Xasan Ali Kheyre?

DHAGEYSO:Jawaari oo Digniin Culus u Diray Xubno ka mid ah Golaha Shacabka?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *