Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow Oo Baaq U Diray Xildhibaanada Baarlamaanka?

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezoow oo ka mid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu muhiimd gaar ah uu lahaa  Sharcigii Baarlamaanka la horkeenay ee ahaa in waxyaabaha dalka laga heli karo in dalka dibadiisa aan laga iib keenin.

Waxa uu sheegay in uu codsanayo in markale Sharcigaas la horkeeno Baarlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan maadaama uu yahay mid muhiim u ah Ummadda Soomaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *