Tuesday, September 19th, 2017

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo”Madooneyno In Amisom 10 Sano Oo Kale Ay Dalka Sii Joogto”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah booqday Dugsiga Tabarada Ciidamadda Janaraal Goordan ex Xero Agoon ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Ciidamada kula dardaarmay in ay ku dadaalaan sugida amniga, islamarkaana aanan la dooneyn in Amisom 10 Sano  oo kale ay Soomaaliya sii joogto.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *