Wednesday, September 20th, 2017

Sharif Xassan oo Ka Hadlay Mooshinka Laga Keenay Xukuumadda Kheyre?

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa aaminsan in Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali khyere uusan ka badbaadi doonin dabinta ay wadaan Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaliya

Waxa uu Sheegay in isagu u soo joogay dagaalo siyaasadeed oo faro badan, Ra’isal Wasaarayaal dhowr ahna mooshin baarlamaanka laga keenay islamarkaana ay ku baxeynta.

Sidoo kale waxa uu sheegay  in rajadda uu RW Xassan kheyre ku joogi doono ay aad u yartay.

“Waxa jiro xili siyaasadda la xakameeyn karo ama la is hortaagi karo, laakiin meesha ay caawa joogto ma la joojin karo qofkii ama kooxdii isku daydana iyaga ayaa ku baxaya,saaxibkeey Xassan kheyre tan sida uu uga badbaado mucjiso ayeey u baahan tahay”

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *