Tuesday, September 19th, 2017

DHAGEYSO:Jawaari oo Digniin Culus u Diray Xubno ka mid ah Golaha Shacabka?

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”  sheegay in aan loo dulqaadan doonin in la baajiyo Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana xildhibaanada intay yimaadaan Xarunta Golaha Shacabka oo aysan sameyn wax saxiix ah.

Kooramka Sharciga ah ee kulamada Baarlamaanka ay ku furmaan ayaa wuxuu yahay 139 Xildhibaan, haddii ay soo xaadiraan 138 Xildhibaan, kulanka lama furi karo.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *