Sunday, November 19th, 2017

DHAGEYSO:Xildhibaanno Cusub oo ku Biirey Mooshinka ka Dhanka Ah Xasan Ali Kheyre?

Waxaa cirka isku shareertay arrinta ku aadan mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana soo baxaya xildhibaanno cusub oo ku biiraya mooshinka.

Maanta baaqashadii kulanka baarlamaanka waxay keentay in xildhibaanno cusub ay caroodaan, si aan gabmasho lahaynna ugu biiray mooshinka.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *