Saturday, August 19th, 2017

DHAGEYSO:XOG CUSUB: Yuusuf Garaad oo la Saaray Cunaqabateen & Waxyaabihii uu kala kulmay Farmaajo & Kheyre?

Wasiirka arimaha dibadda Xukumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo.

Cadaadiskan oo sii xoogeysanaya ayaa sababay in Wasiirka uu gudan waayo shaqadii ay aheyd inuu qabto ee uu ku magacownaa.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *