Thursday, June 22nd, 2017

DHAGEYSO XOG CUSUB:Muxuu Jawaari kala Hadlay Xildhibaanada Mucaaradka ee ku Sugan Nairobi?

Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ku sugan magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa bilaabay la kulanka Xildhibaanada Mucaaradka ee qeybta ka ah Madasha Horusocod ee dhawaan looga dhawaaqay Nairobi.

Jawaari ayaa markii uu gaaray magaalada Nairobi durba kulan la qaatay qeyb kamid ah Xildhibaanada Madasha oo ay kawada hadleen sida loo qaboojin lahaa kcdoonka ay kaga soo horjeeda Madaxweynaha dalka Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Raisul wasaaraha Xukuumada Xasan Kheyre.

DHAGEYSO:C/weli Gaas oo si kulul kaga Hadlay Xildhibaanada Kacdoonka ku Bilaabay Dowlada Farmaajo?

DHAGEYSO:Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh oo la Hadlay Xildhibaanada ku shiray Nairobi?

DHAGEYSO:Gabar mudo 18 Sano ah Baadi Goobeysa Qoyskeeda & Qisadii qabsatay Markii ay luntay?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *