Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO:C/weli Gaas oo si kulul kaga Hadlay Xildhibaanada Kacdoonka ku Bilaabay Dowlada Farmaajo?

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa ka hadlay xildhibaanada mucaaradka ah ee ku shiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in xildhibaanada baarlamaanka ee shalay doortay madaxweynaha Soomaaliya durbo seddex bilood kadib inay mucaaradnimo kala horyimaadaan dowladda Farmaajo.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *