Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO:Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh oo la Hadlay Xildhibaanada ku shiray Nairobi?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya inay waqti siiyaan dowladda Soomaaliya.

Wariyaal ku sugan magaalada Ankara oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay inuu wax badan kala hadlay, isagoo is dul istaagay xildhibaanada dhawaan isku biirsaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *