Tuesday, December 12th, 2017

DHAGEYSO:Gabar mudo 18 Sano ah Baadi Goobeysa Qoyskeeda & Qisadii qabsatay Markii ay luntay?

Farxiyo Maxamed oo ah gabar dhalinyaro ah ayaa magaaladda Muqdisho ka baadi goobeysa qoyskii ay ka dhalatay oo ay kasoo luntay mudo haatan laga joogo ku dhawaad 18 sano.

Gabadhan ayaa qoyskeeda ka dhuntay sanadkii 2000-dii, waxaana markaas gacanta ku dhigay qoys kale oo markii ay waalidiintood ku waayeen soo koriyay.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *