Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo oo si weyn uga Hadlay Qabyaaladda una Digay Siyaasiyiin Xilal ku Raadsanaya…?

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weerar toos ah ku qaaday siyaasiyiin qaab qabiil xilal ku raadinaya.

Isagoo ka hadlayay Munaasabad lagu xusiyay 15-ka MAY, ayuu madaxweyne Farmaajo sheegay in dalkan uu ka dagi la’yahay dad dano gaar ah leh oo qabiil wax ku raadinaya.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *