Saturday, August 19th, 2017

DHAGEYSO Xog cusub: Dowladda Kenya oo Naas-nuujineysa Xildhibaanada Mooshinka Ka Wada Madaxweyne Farmaajo?

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Xildhibaanada ku shirsan magaalada Nairobi ee gudaha Asbuucaani ku dhawaaqay Madal cusub oo looga soo horjeedo Xukuumada Somalia.

Xildhibaanada dheeriga ah ee iminka is diiwaan galiyay ayaa la xaqiijiyay inay gaarayaan 11 Xildhibaan oo 6 kamid ah ay ka tirsan yihiin Golaha Shacabka, halka 5ta hartayna ay kamid yihiin Golaha Aqalka Sare ee dalka.

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo oo si weyn uga Hadlay Qabyaaladda una Digay Siyaasiyiin Xilal ku Raadsanaya…?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *