Thursday, September 21st, 2017

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo oo Markii Ugu Horeysay Hal Arin ka Codsaday Beesha Habar-Gidir?

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Siyaasiyiin iyo Odayaal kasoo jeeda Beesha Habar-gidir.

Madaxweynaha Somalia ayaa Beesha Habar-gidir ka Codsaday  in gacanta Dowladda ay kusoo celshaan Hanti dhowrihii .

Waxuuna Madaxwene Farmaajo u balan qaday besha habr gidir Balan Qaadyo Muhiim ah ?

DHAGEYSO:Kaalin intee la’eg ayuu ku leeyahay Maxamed Cusmaan Jawaari Xildhibaanada ololaha ka wada Nairobi?

DHAGEYSO XOG CUSUB : in kabadan 100-Xildhibaan oo kacdoon ka Dhan ah Dowladda Farmaajo ka wada Nairobi?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *