Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO XOG Cusub: Kaalin intee la’eg ayuu ku leeyahay Maxamed Cusmaan Jawaari Xildhibaanada ololaha ka wada Nairobi?

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka socda dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo looga soo horjeedo dowlada uu hogaaminaayo Madaxweyne Farmaajo.

Dhaqdhaqaaqani ayaa waxaa wada Xildhibaano ka kala tirsan labada Gole ee DFS, kuwaa oo cadad ahaan lagu khiyaasay 105 Xildhibaan.

Abaabulka dhaqdhaqaaqani ayaa waxaa kaalin mug leh ka cayaaraya Guddoomiyayaal ka kala tirsan labada Gole.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *