Friday, May 26th, 2017

DHAGEYSO XOG CUSUB : in kabadan 100-Xildhibaan oo kacdoon ka Dhan ah Dowladda Farmaajo ka wada Nairobi?

Warar hoose aan helnay ayaa sheegaya xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare in ay dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka wadaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasi oo ay kaga gol leeyihiin in Dowladda Federaalka ay ku furaan Mowjado Siyaasadeed oo mucaarado ah.

Waxaa la sheegayaa xubnahan oo ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare in ay kulamo joogto ah ku leeyihiin Hoteelo ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasina ay ku falanqeynayaan xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayao.

DHAGEYSO: Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Canshuuraha Garoonka Diyaaradaha Waxaa Qaata Shaqsiyaad Gaar Ah”

DHAGEYSO:Xilalkii ay maanta magacowday Dowladda Farmaajo oo muujiyey Dagaalka lagu Hayo Beesha Habar-gidir?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *