Saturday, November 18th, 2017

DHAGEYSO:Sargaal xil muhiim ah u hayay Al-Shabaab oo isku dhiibay?

Warar ay heleyso Wakaalada Wararka Ee HORDHAC24.com ayaa waxaa ay sheegayaan in uu isa soo dhiibay sargaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.

Sargaalka ayaa isaka soo dhiibay deegaanka Dhamaso oo ka tirsan Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo isagoona isku dhiibay Ciidamada Maamulka Jubbaland ee ku sugan Gobolkaas.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *