Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO: Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Canshuuraha Garoonka Diyaaradaha Waxaa Qaata Shaqsiyaad Gaar Ah”

Xeer ilalaiyaha guud ee Qaran Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay jiraan caqabado hareeyay qaadista canshuuraha kasoo xarooda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho,taa oo uu ku sheegay in ay ku dhaceyso shaqsiyaad.

Axmed Cali Daahir ayaa soo hadal qaaday hanaanka qaadista Canshuuraha iyo sida loo maareenayo,waxaana uu tilmaamay in isaga uu arkay lacago kaash ah oo ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *