Thursday, September 21st, 2017

DHAGEYSO:Muqdisho: Internet-ka Fiber Optic oo Dib u Shaqeynaya+Cidii ka Danbeysay?

Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib u soo laabtay khadkii Internet-ka Fiber Optic, kaas oo mudo ku dhow hal bil ka maqnaa magaalooyinka Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

23 maalmood oo magaalada uu ka maqnaa adeeggan ayaa saameyn weyn uu ku yeeshay ganacsiga iyo xafiisyada dowladdaa iyo kuwa gaarka ah.

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciladdii ku timid khadkan oo uu gooyay markab marayay badda la xaliyay.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *