Friday, July 21st, 2017

DHAGEYSO: DFS Oo Guddi u saartay khasaarihii ka dhashay maqnaashiyaha Internetka

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in Guddi Khubaro ah in loo saarayo in ay soo baaraan khasaarihii ka dhashay mudadii uu maqnaa Internetka.

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaariisnta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur oo maanta warbahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay kharashka khasaare ahaan u soo gaaray Ganacsatada mudadii uu maqnaa Internetka.

Wuxuu sheegay Wasiirka dhaqaale fara badan in uu ku lumay intii uu maqnaa Adeegga Inernetka ee Viber Optico, isaga oo sidoo kale tilmaamay in la sameyn doono Guddi soo baara dhaqaalaha rasmiga ee ku lumay maqnaasha Inernetka.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *