Saturday, July 22nd, 2017

DHADEYSO: M/Galmudug Oo Loga Digay Hurinta Dagaalo Ka Dhaca D/Gaalkacyo….

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay Nabada Magaalada Gaalkacyo si Bulshada labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug ugu wada noolaadaan.

Waxa uu sheegay in Puntland ay dhaqaalo iyo waqti badan ay gelin doonto sidii nabad looga dhigi lahaa Magaalada Gaalkacyo oo ay dagaalo dhiig badan ku daatay uga dhaceen.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Masuuliyinta Maamulka Galmudug iyo Shacabkooda in ay noqdaan kuwo waqti siiya Nabada islamarkana ay iskadhega tiraan kuwa colaada

 

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *