Saturday, July 22nd, 2017

DHAGEYSO: Degmada Burtinle, Shacab Tirabadan oo Loo Xir Xiray Banaanbax Ka Dhacay Degmadaasi

Degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa labadii bari ee lasoo dhaafay waxaa ka socday dibad baxyo ay dhigayeen qaar kamid ah bulshada degmada Buurtinle kuwaas oo ka cabanaya sarafka lacagta Dolarka oo sarakac uyimid.

Dibad baxyadaasi intii ay ka socdeen degmada Buurtinle ayaa waxaa ciidamada amaanku ay xabsiga dhigeen 10 qof oo kamid ah dhalinayrada degmada Buurtinle kuwaas oo lagu eedayey inay abaabulayeen dibad baxa Buurtinle.

Wararka ayaa sheegaya in maamulka degmada Burtinle ay wadaan dadaalo lagu xalinayo rabshadahaas islamrkaana kulamo gaar gaar ah ay la leeyihiin Ganacsatada iyo bulshada qaybahooda kaladuwan.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *