Friday, July 21st, 2017

Ururka Al-Shabaab oo dilay Kenyan ka tirsanaa. maxamy tahay sabab……….

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in Al-Shabaab ay dileen Mustafa Hassan Mohamed oo ka tirsanaa Al-Shabaab , islamarkaana kasoo jeeday dalka Kenya Shabaabna ku biiray sanadkii 2015 ta ka dib markii u ka baxsaday Iskuul ku yaalla dalka Kenya.

Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dileen Mustafe ka dib markii ka carooday Qaraxyadda iyo Weerarada Al-Shabaab ee ka dhaca Magaalooyinka Gaarisa iyo Mandeera .

Al-Shabaab ayuu ka hor sheegay in Qaraxyadaasi lagu dilay Caruur iyo dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan.

Sirdoonka Kenya ayaa kuwaramay in ninkaasi Al-Shabaab ay khaarajiyeen todobaadkii lasoo dhaafay.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *