Friday, July 21st, 2017

DHAGEYSO:Gabar Sooomaaliyeed oo Mareykanka Timid Amarki Trump Kaddib?

Gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington waxaa dhowaan soo gaartey Luul Mohamuud Yusuf (Diyaaboone) oo ku guuleysatey dal-kugalka Mareykanka uu bixiyo ee Lottery ama baqtiyaa-nasiibka.

Luul waxay shalay galab nagu soo booqatay daarta VOA-da ee Kohen ee magaaladan Washington. Safarkeedii iyo wixi ay kala kulantay ilaa ay kasoo gaarto magaaladan Washington waxa ay uga warrantay Sahra Cabdi Axmed.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *