Wednesday, September 20th, 2017

DHAGEYSO XOG:Maxaa Sabab u Ah in Mukhtaar Roobow uu ka Gadoodo Kooxda Shabaab?

Dowladda Mareykanka ayaa Liiska shaqsiyaadka sida gaarka ah loo doondoonaayo ka saaray Horjooge ku-xigeenkii hore ee Shabaab Mukhtaar Roobow .

Abuu Mansuur ayaa Hogaanka maleeshiyada ka baxay wixii ka danbeeyay khaarijinta Kooxo Ajaaniib ah oo qeyb ka ahaa aasaaska Kooxda.

Roobow waxa uu sheegay in dilka shaqsiyaadkaasi uu Shabaab ku yahay mid ay alle uga fogaaden, sida uu hadalka u dhigay, waxa uuna meesha ka saaray in maamulka Shabaab uu yahay mid ku dhisan Hanaan Jihaadi ah.

 

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *