Tuesday, December 12th, 2017

DHAGEYSO:Xildhibaano Mooshin ka Diyaarinaya Xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo ku shiray Muqdisho?

Waxaa hadda bilaabatay ololo lagu doonayo in mooshin looga gudbiyo Xukuumadda Xasan Cali Kheyre, waxaana arrintaas wado xildhibaano badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas oo siyaasad ahaan aan ku qanacsaneyn xukuumadda.

45 xildhibaan oo isugu jira aqalka sare iyo Aqalka Hoose Ee Barlamanka Soomaaliya ayaa Habeen hore kulan looga soo Horjeedo Xukuumada Soomaaliya Ku yeeshay Hote SYL Ee Magaalada Muqdisho,

Dhinaca Kalle Beelaha Abgaal iyo Habargidir  ayaa u arkay caqabad gaar ah inuu yahay Ra’iisul wasaaraha maadaama uu hor istaagay maqaamka Muqdisho waa sidey u arkaan iyo sidoo kale in Muqdisho kaliya hubka laga dhigo?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *