Friday, June 23rd, 2017

XOG CUSUB:Farmaajo oo laalay qorsho la rabay in xil loogu magacaabo Indha Cadde?

Dadaalo la doonayay in xil loogu magacaabo Sh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa guuldaro ku dhamaaday kadib markii arintaas ay diiday madaxtooyadda Villa Somalia.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa diiday qorshe ahaa in Janaraal Indha Cadde xil loogu magacaabo taliska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, si uu uga qeyb qaato hub ka dhigista Muqdisho iyo dagaaladda ka dhanka ah AlShabaab.

Odayaal iyo waxgarad Madaxweynaha utagay ayaa doonayay in xil loo magacaabo Yuusuf Indha Cadde, maadaama hubka beeshaas ee uu isago inta badan gacanta ku hayo

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *