Saturday, August 19th, 2017

DAAWO:Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Bilaabay inay Dib u Qurxiyaan Hotel Pizza House oo Weerar Lagu Qaaday?

Olole nafaadadeed ayaa saaka dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ka bilaabeen gudaha Maqaayada Pizza House oo sadex habeen ka hor Weerar ismiidaamin iyo mid toos ah ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Maqaayada Pizza House ayaa aheyd goob ay inta badan dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho tagaan, iyadoo halkaas ay aheyd meel aad u qurxoon oo loo dalxiiso maalmaha farxadda sida ciidaha oo kale.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *