Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO:Sirta Ka Dambeyso in Xilka Laga Qaado Gen.Gabre?

Jagada cusub ee IGAD u Dalacsiisay Gen. Gabre ayaa muujineysa in IGAD u afduuban tahay dalalka Itoobiya iyo Kenya oo rabitaankooda ay ku shaqeyso, taasoo ururka ka dhigtay mid ay laba dal ku shaqeystaan.

Baaritaan ay sameysay Shabkada Sirside.com ayaan ku ogaanay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu magaca Soomaaliya ku aqbalay xilka cusub ee Gabre loo magacaabay, markii sidaas uu ka codsaday ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn, oo horraantii bishan ay ku kulmeen Addis-Ababa.

DHAGEYSO: Gabar Da’yar oo Fariintii Ugu Xanuunka Badneyd u Dirtay Farmaajo iyo Kheyre?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *