Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO XOG: Yaa u saxiixay Somalia Xilka cusub ee loo Magacaabay Gen.Gabre+Sirta Ka Dambeyso In xilka Laga Qaado Gabre?

Jagada cusub ee IGAD u Dalacsiisay Gen. Gabre ayaa muujineysa in IGAD u afduuban tahay dalalka Itoobiya iyo Kenya oo rabitaankooda ay ku shaqeyso, taasoo ururka ka dhigtay mid ay laba dal ku shaqeystaan.

Baaritaan ay sameysay Shabkada Sirside.com ayaan ku ogaanay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu magaca Soomaaliya ku aqbalay xilka cusub ee Gabre loo magacaabay, markii sidaas uu ka codsaday ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn, oo horraantii bishan ay ku kulmeen Addis-Ababa.

DHAGEYSO Dhinaca Kale Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay Richard Trichard.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *